top of page
School Teacher

Qaadashada aqoonsiga dhaqameed si loo kobciyo kalsoonida, caafimaadka guud, xidhiidhada wanaagsan iyo bulshada dhexdeeda haweenka da'da yar.

Hanuuninta qasabka ah:
Sabti September 18-keeda, 11-12pm ama
Khamiista Sebtembar 26-keeda, 6:00-7:00pm

Goobta:
Machadka Tuulada
1440 Elmira St, Aurora, 80010

Goorma:
Workshopyadu waa Sabti, 11 - 2pm
Laga bilaabo Sebtembar 25-keeda  ilaa 27-ka November 

GRW waa madadaalo, is dhexgal, barnaamij dhaqamo kala duwan ah oo loogu talagalay haweenka da'da yar ee da'doodu tahay 15-20 sano. Ka qaybgalayaasha waxaa hogaamin doona macalimiin RMWC ah oo loo tababaray inay ka hadlaan mawduucyo ay ka mid yihiin aqoonsiga dhaqanka iyo bulshada, caafimaadka guud iyo horumarinta xidhiidhada faca ah.

Hawlaha waxaa ka mid ah: Zumba, socodka, filimada iyo ciyaaraha koox-dhisidda

Ka qaybgale kasta waxa uu heli karaa ilaa $250 marka uu si guul leh u dhammaystiro barnaamijka.

Kadib markaad buuxiso codsiga waxaa lagula soo xiriiri doonaa si aad u ballansato wareysi toos ah.

Gabdhaha ayaa aduunka maamula

Fun Color Abstract Script logo (1).png
bottom of page